Dhambaalada quraanka ! Waa buug lafaguraya Isla markaana ka warmaaya… — أكاديمية حوّآء | Hawwaa Academy — TG.ME

Dhambaalada quraanka !

Waa buug lafaguraya Isla markaana ka warmaaya fariimaha ku jira kitaabkeena quraanka.

Buugan waxa caawa ay taariikhdu tahay 03 july 2026 inoo jeedin doonta Asma Maxamed Cabdislama 08:30 fiidnimo
Waxad kala socon doontaa barteena telegram ee Hawwa organization

https://t.me/Ta_siis
❤2
July 3, 2026 653 1 2