Hadalka la idhaaa waxa kasii culus hadalka aad ku qorayso social… — أكاديمية حوّآء | Hawwaa Academy — TG.ME

Hadalka la idhaaa waxa kasii culus hadalka aad ku qorayso social mediaha adoo is qarinaya baaqina kusi ahaanaya meeshi aad ku qortay 😥 ilaahay miyaaanu ku arkayn oo aanu isaga in la iska qariya u mudnayn

Ustada ifraaaax
❤7
June 12, 2026 661 3