AI Offline- Ma rabtaa inaad AI ku isticmaasho computer-kaaga adigoonโ€ฆ โ€” TUSMO BOOK โ€” TG.ME

AI Offline- Ma rabtaa inaad AI ku isticmaasho computer-kaaga adigoon internet u baahnayn? ๐Ÿคซ

Waxaan sameeyay cashar dhameystiran oo 9 daqiiqo ah oo ku tusaya sida loo sameeyo! AI inaad isticmaasho Si OFFILINE hadaad tahay arday,macalin ama cilmi baadhe somalia jooga waa ku anfacaysaa inaa ai offline ku hesho

VIDEO-GA WAXAAD KU BARAN DOONTAA:

๐Ÿš€ Sida loo soo dejiyo LLM Studio
๐Ÿง  Sida loo soo dejiyo model-ka DeepSeek
๐Ÿ”Œ Sida loo isticmaalo AI adigoo INTERNET-KA XIRAN YAHAY (Live Test!)
โš™๏ธ Sida loo customize gareeyo AI-gaag

a

Dhamaan waa BILAASH oo xogtaada waa AMAAN!

๐Ÿ‘‰ DAAWO VIDEO-GA OO DHAN HALKAN:
[LINK VIDEO]

Waa cashar aad u muhiim ah oo kaa caawinaya inaad AI u isticmaasho si xor ah.

#AIOffline #LLMStudio #DeepSeek #FreeAI #Somali #Tutorial
YouTube
AI Offline: Sida Loo Isticmaalo AI Bilaash Ah (Complete Guide) โ”‡โ–บTalaabo Talaabo
Ma rabtaa inaad AI ku isticmaasho computer-kaaga adigoon internet u baahnayn? Casharkaan oo dhameystiran, waxaan ku barayaa sida loo soo dejiyo LLM Studio, loo isticmaalo DeepSeek model, loona habeeyo AI-gaaga si offline ah. Dhamaadka 9 daqiiqo, waxaad noqonโ€ฆ
โค6๐Ÿ˜ฑ1
January 11, 2026 3.4K 3