Bahda Somali Library Waxaan dhammaan xubnaha Somali Library ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ciid wanaagsan, bash bash iyo barwaaqo Alle ha idinka yeelo, acmaashiinna suubban hana idinka aqbalo. Alle ha inagu gaarsiiyo ciido kale annagoo caafimaad qaba, nabad iyo farxad ku wada nool. Eid Mubarak dhammaan bahda Somali Library
May 27, 2026 16.9K 2 1