QORSHEE SOONKAAGA Buuggan waa hagitaan dhamaystiran oo ku saabsan… — SOMALI LIBRARY — TG.ME

📚 QORSHEE SOONKAAGA Buuggan waa hagitaan dhamaystiran oo ku saabsan sidii qof Muslim ah uga faa’iidaysan lahaa bisha barakaysan ee Ramadaan. Waa bil cibaado, is-xisaabin, iyo toobad keen, taasoo qofka u sahleysa inuu kor u qaado xiriirkiisa Ilaahay iyo akhlaaqdiisa. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Qorshee Soonkaaga 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Liibaan waasuge 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 4.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 51 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B322 ━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇

❤16
February 23, 2026 25.2K 6