📚 SAHAYDA SAA’IMKA Kitaabkani wuxuu isku dayayaa in uu buuxiyo baahi jirta, maadaama bulshadeennu u baahan tahay qoraal af-Soomaali ah oo si fudud u sharxaya arrimaha la xiriira soonka. Waxaan rajaynayaa in uu noqdo sahay ruuxi ah oo qof walba ka caawisa inuu Ramadaanka uga faa’iideysto toobad, cibaado, iyo isbeddel wanaagsan. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Sahayda Saa’imka 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Qeys Bagac 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 4.3 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 26 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B386 ━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
February 18, 2026 23.9K 10