waxa aan ka qeybgalay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran iyo horjoogeyaasha kaamamka ku yaalla gobolka Banaadir. Kulanku wuxuu daaranaa sidii loo sii xoojin lahaa wada-shaqeynta bulshada iyo sidii dadka kaamamka ku nool ay codkooda ugu biirin lahaa…
November 18, 2025 7K 3