๐จ๐ฝ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ ๐จ Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama suโaalo, fadlan kala xiriira ๐๐ผ๐ผ๐ ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ง๐ฒ๐ฎ๐บ ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ: @cilmooge1 FG :ย Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. โโโโโโโฏโโโโโโโ โ ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ โ
August 10, 2026 189