Subax wanaagsan🌼 Muuqaalkan yar wuxuu ina xusuusinayaa in dhibaatooyin badan oo aynaan ogeyn ay ina soo wajahan balse dikriga Alle uu yahay gaashaan iyo ilaalin. Adhkaarta subaxda iyo galabtu waa gaashaan uu qofka Muslimka ahi maalintiisa ku ilaashado Yaan maalintaada laga waay yin adkaar❤️
August 29, 2026 637 3