Noqo sida ilmaha oo kale, kuna farax waxa aad hesho xitaa haddii ay yar yihiin, hana isbarbar dhigin waxa aad haysato waxa dadka kale haystaan, sababtoo ah taasi waxay kaa hor istaagaysaa inaad ku raaxaysato waxa aad haysato.
August 1, 2026 468 2