Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF โ Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale. โ Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !. โ Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !. โ Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda. โ ๐๐Fadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan ๐ Https://t.me/PostFiles #PowerOfTheBrain๐ง Halkan ka akhriso oo kala deg ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
December 15, 2023 2.2K 3