Asw Ardayda qiimaha badan ee tafsiirka ku taxnayd waxaan la socdsiinaynaa in xaaladda caafimaad ee sheekheenu ey soo fiicnaanayso,waxaa la sheegay in laba dhakhtar oo waawayn oo dalka TAYLAND lagala xidhiidhay xaaladda sheekha loona diray scan kii ama sawiradii madaxa laga qaaday iyo sawirro sambabada laga qaaday, waxay sheegeen in dhiigga madaxa ku furtay uu sahlanyahay balse waxay sheegeen in sambabada infection ku xumaaday in infection ka marka hore laga daweeyo ayay ku soo taliyeen sidaa darted Addis Ababa ayaa lagu dawaynayaa, kadib ayaa TAYLAND loo qaadi doonaa inshaa Allaah.
Waxaan codsanaynaa in sheekha looga soo duceeyo, shakhsi shakhsi iyo jamac meel kastoo aynu joogno u soo ducayno.. sheekhana caafimaad degdeg Allaha siiyo,isagoo caafimaadkiisa taam yahay Allaha inoo soo celiyo ..Aamiin. Aamiin. Amiin.

11
2August 3, 2025 1.3K 2