Wakhtiga Firaaqada Ah... Waa wakhti qofku wax shaqo ah haynin. Sida… — Motivations & Somali books — TG.ME

Wakhtiga Firaaqada Ah... Waa wakhti qofku wax shaqo ah haynin. Sida Fasaxyada goobaha wax barasho ama shaqo. » Maalgasho wakhti kasta oo firaaqo ah oo ku soo mara » Kaga Faa'iidayso wakhtigaaga firaaqada ah ⏳ - Qaado dawraad diini ah - Baro xirfad cusub - Daawo muuqalo fa'iido le - Bookho goobo cusub.... Motivations & Somali books 📚

December 23, 2024 1.4K