7 Waxyaabood oo Qaabeya Shakhsiyada Qofka
- Nooca buugaagta aad akhrido
- Cuntooyinka aad cuntid si maalin la
- Dadka inta badan aad wakhti la qaadato
- Caadooyinka aad samayso si maalin la
- Waxad doowato si maalin le ah
- Deegaanka aad ku nooshahay
- Hadafyada aad leedahay
Mubaarak Hugur...
Motivations & Somali books 📚

1September 1, 2024 1.5K 1