Fashilku waxa uu gogol-xaadh u yahay barashada iyo isu diyaarinta guusha wayn. 👇 Dadka hanka sare leh ama ay ku wayn tahay waxa ay rabaan qaamuuskooda nolosha kuma jiro wax la yidhaahdo Fashil! Caqabad kasta oo ay la kulmaan waxa ay u aqoonsadaan fursad iyo ogaal u kordhay.
Waa sax oo fashilku waxa uu ku barayaa adkaysiga iyo dhiiranaanta. Waxaana uu fashilku ku leeyahay tani maaha dariiqii saxda ahaa ee bal si kale u dhig.
1April 23, 2026 348 1