🔹 HTML & CSS: Kani waa aasaaska dhismaha bogagga internetka. Si aad u bilowdo, waxa lagaaga baahan yahay aqoon aasaasi ah.
🔹 JavaScript: Luqad aad u muhiim ah oo ku daraysa firfircooni bogaggaaga.
🔹 Responsive Design: Ku darso si boggagaagu leedahay muuqaal qurux badan xitaa aaladaha kala duwan.
Hadaad xiisaynayso inaad baratid, waan halkan u joognaa inaan ku caawino! 💻
Maxaad u malaynaysaa in ay yihiin xirfadahaaga ugu horeeya?
