Dadka yaree shaqada badi 🤗 Waqtiga aad firaaqada tahay uga faa'ideyso wax faa'iido leh 🌱 Cashar cusub baro, hal bag ka aqri buug, guriga hagaaji, armaajadaada kala nidaami, caruurtaada la cayaar, istiqfaarso, tasbiixso, baro cunto karin cusub, jimicso, wax ku anfacaayo samee 🌿 Dadka kama faa'iideysid wax aan aheyn xan iyo in ay wax allifaan oo war kuusoo gudbiyaan 🌱 Marka horaba xuduud iskaga yeel oo danahaaga raaco maxaaba kuusoo arkay war iyo madax wareer 🥰
September 5, 2026 111