Challeng geena Naf-hormarinta Bisha caawa 1 tahy marka ka faaidysta waqtigiina 🫶💗 1)salatu layl 4:00 am✅ 2) istiqfar illa 1000✅ 3) adkaru sabaax ✅ 4)biyo badan cab✅️ 5) suaratul yasin ✅ 6) suratul albaqra ✅ 7) salatu duxa✅ 8) adkaru masaa ✅️ 9) saliga nabiga ✅. 10) suratul waqica ✅️ 11) suratul mulki ✅ 12) xawlqalada ✅ 13) baqiyat salixat ✅ 14)podcast✅️ Sunnaha Rawaatib waa 12 rakcadood: qofkii awoodo ha tukado. 2 kahor Subax ✅ 4 kahor Duhur✅ 2 kadib Duhur✅ 2 kadib Maqrib✅ 2 kadib Cisho Dadka qaar oo caadoyinka ay ku adagyihiin🤎xabiibaat isku daya inaad kala yaryareysaan yacni halmar ha isku dayin inaad dhamntood wada qabtaan .caado kasta waqti uyeelo waxyarna ku bilow oo joogtee.camalka yar ee la joogteeyo ayaa ugu khayr badan❤️ Buuga planner ka waa diyaar ❤️
Challeng geena Naf-hormarinta Bisha caawa 1 tahy marka ka faaidysta… — Emiira Nour — TG.ME
August 31, 2026 225 1