15 June 2026 – Nairobi Maanta waxaa noo qabsoomay laba kulan oo muhiim ah. Ustaad Bishar Ahmed Ali ayaa aqoonyahanno Soomaaliyeed la wadaagay mawduuc ku saabsan himilada iyo aragtida Hope, halka Dr. Naif Nahar uu kooxda kula yeeshay dood cilmiyeed ku saabsan “المرجعية القرآنية في العلوم الإنسانية”. Kulamadan waxay xoogga saareen kor u qaadidda aqoonta, wacyi-dhiska, iyo xoojinta doorka dhalinyarada Soomaaliyeed. Alxamdulillaah.
June 15, 2026 142