Fenway Sports Group (FSG) ayaa si rasmi ah u iibisay 30% saamiga… — Ahmett🦁💙 amp — TG.ME

Fenway Sports Group (FSG) ayaa si rasmi ah u iibisay 30% saamiga Liverpool, iyadoo heshiisku ku kacayo £1.65 bilyan, taasoo kooxda Liverpool lagu qiimeeyay qiyaastii £5.5 bilyan. Maalgashadayaasha loo yaqaan 1892 Holdings waxaa hoggaaminaya ganacsadaha British-Indian-ka ah Amit Bhatia, kaasoo noqo…

August 14, 2026 392